Kenya oo laga helay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus

Dowlada Kenya ayaa diiwaangelisay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus oo fara ba’an ku haya dalalka caalamka qaarkood. Wasiirka caafimaadka ee dalka Kenya, Mutahi Kagwe, ayaa goor dhaweyd shaaciyay in qof qaba xanuunka Corona laga helay dalkiisa. Haweeneyda cudurka lagu arkay ayaa la sheegay inay ka timid Maraykanka, soona martay London, waana markii ugu horeysay … Continue reading Kenya oo laga helay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus